Isku Imaatinka

عربي | English | Français | Lingála | Português | Soomaali | Español

Isku imaatinka TAN waxaa lagu xoojiyaa isku xidhnaanta dadka lodka ah taas oo u suurto gelinaysa inay wadaagaan farshaxankooda, wax kala bartaan, oo ay wadaagaan himiladooda wadaagista iyo baahiyahooda.

Tani waxaa weeye mid leh faa’ido dhexe oo isku keenta farshaxaniistayaasha-si loo xoojiyo cida ay yihiin iyaga oo la kulmaya lodkooda oo sii wadi doona ka qayb galka farshaxanka dhaqanka-waxay u muuqataa fikir fudud, laakiin daruuri u ah marka ay dadku ay wada hadlayaan iyo qaabaynta kaalin cusub iyo aqoonsiyo cusub.

2023 Isku Imaatinada:

  • Janaayo 13, 2023: Kaalmo qoraal ah oo deeq shaqsi ah oo ay bixiyaan qorayaasha deeqda xirfadleyda ah
  • Abriil 29, 2023: La kulan fanaaniinta kale, wadaaga shaqadaada, oo midba midka kale wax ka barto
  • Dayrta 2023: Abuuritaanka agab suuq-geyneed oo leh xirfadlayaal (sawiro | muqaal|qoraal)

Laba shay oo muhiim ah ayaa kasoo baxay isku imaatinka dhawaa: baahida loo qabo taageerada mashaariicda ay wadaan farshaxanku iyo baahida loo qabo barista nidaamka dhaqanka jiilasha soo socda. Arrimaha kale waxaa kamid ah baahida loo qabo in la helo meelo ay ku barbartaan oo jaban, hormar xirfadeed, iskaashi saxaafadeed, iyo khidado suuqgayn.